Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhagaha ka fureestay Baaqii Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa talaadadii ugu baaqay xildhibaanada labada aqal ee lagu doortay deegaanada Galmudug in ay soo gaaraan magaalada Dhuusomareeb. Baaqa Madaxweynaha Galmudug waxaa ajiibay inta badan xildhibaanada labada aqal ee lagu doortay magaalada Dhuusomareeb, waxaana xildhibaanada badankood shalay gaareen magaalada Dhuusomareeb. Madaxweynaha Galmudug ayaana xalay casho sharaf … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhagaha ka fureestay Baaqii Madaxweyne Qoor Qoor